Calendar
July 2018
M T W T F S S
« Jun    
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  

( Garoowe July 16.2018), Shir looga hadlayay xakamaynta shilaalka gaadiidka oo ay isugu yimaadeen guddiga kaasoo tala bixinta shilalka gaadiidka  ee uu  magacaabay  madaxweynaha puntland Abdi Wali Maxamed Cali Gaas oo kala ah:-

 

  1. Wasiirka Kaluumaysiga Cabdirashiid ,
  2. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Cadaalada Cabdifitaax ,
  3. Xog hayaha Madaxweynaha Arimaha dadweynaha Asad Faarax Maxamed.
  4. Wasiir Ku Xegeenka Waarada Wax barashada, Maxamed Cali Faarax.

Ayaa kulan laqaatay Xeer ilaaliyaha Guud ee Dawlada puntland, mudane Maxamuud Xasan Ow-Cismaan, kulan kaas oo lagu soo qaatay  qodobada kala ah:-

  1. Sidee luugu samayn kaa Xeer shilalka baabuurta.
  2. Maxaa caqabado ah oo kaana shilalka.
  3. Maloo baahan yahay Caymis.
  4. Caqabadaha sidee looga gudbi karaa.

 

 

  (Qore:- Faarax Iidle Sulaymaan).

Fiiri sawirada:-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *