Calendar
July 2018
M T W T F S S
« Jun    
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  

SHIR  LOOGA HADLAYEY WAX YAALAHA SABABA SHILALKA GAADIIDKA.

( Garoowe July 19.2018), Shir ay isugu yimaadeen taliyaasha Taraafikada iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Dawladda Puntland, Maxamuud Xasan Ow-Cismaan.

Shirkaas oo looga hadlay qodobada hoos ku qoran:-

  1. Maxaa sababa shilalka soo badanaya.
  2. In la dhowro loona hoggaan samo nidaam baariseedka.
  3. In laga digtoonaado dib udhaca baaritaanka kiisaska.
  4. Maxaa xala ah si loo baajiyo shilalka sii badanaya.
  5. In laxoojiyo wada shaqaynta ka dhexaysa Taraafikada iyo laamaha garsoorka.

 

(Qore:- Faarax Iidle Sulaymaan).

Fiiri sawirada:-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *