Calendar
November 2018
M T W T F S S
« Jul    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  

SHIR KA DHACAY XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD EE DAWLADDA PUNTLAND.

{Garoowe-19-11th-218} Shirka oo ay isugu yimaadeen saraakiil ka socota Hay’adda EU CAP Somalia oo ay ho gaaminayaan Marko iyo Dariy, iyo Xafiiska Guud xeer ilaalinta Puntland oo ay ho gaaminayaan Xeer ilaaliyaha Guud Maxamuud Xasan Ow Cismaan iyo ku xigeenkiisa Maxamed Xareed Faarax.

Shirka oo ahaa mid looga hadlay.

  • Wada shaqaynta Xafiiska xeer ilaaalinta guud iyo Hay’adda EU CAP Somalia.
  • Sida ay xafiiska uga caawin lahaayeen qoraalka qorsha hawleedka 5 sano ee soo socda.
  • Dardar gelinta wabsitka Xafiiska
  • Tababaro loo qabanayo Xeer ilaaliyaasha
  • Tababaro khaas ah sida shuruucda loo qoro ah
  • Sida kor loogu qaadi lahaa tayada Xeer ilaaliyaasha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *