SHIRKA KA DHACAY XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD EE DAWLADDA PUNTLAND
{Garoowe 25-11-2018}Shirka oo ay isugu yimaadeen madax ka socota Hay’adda EU CAP Somalia iyo Xafiiska xeer ilaalinta guud ee Dawladda Puntland.
Shirka ayaa looga hadlay qodobo dhawr ah oo ay kamid yihiin
- Arimaha amniga dhismaha maxkamadda iyo sidii luugu samayn la haa kamaradaha loo yaqaan CC TV
- Iyo sidoo kale sidii Xafiiska xeer ilaalinta looga taageeri lahaa qaabka loo qoro shuruucda
Leave a Reply