Calendar
January 2019
M T W T F S S
« Nov    
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  

KULAN  AY  ISUGU  YIMAADEEN SARAAKIIL KASOCOTA  HAY’ADDA  EU  CAP  SOMALIA  IYO  XEER-ILAALIYAAL  KASOCDA  XAFIISKA XEERKA  ILAALINTA  GUUD  EE  PUNTLAND.

( Garoowe Jan 24.2019), kulan ay isugu yimaadeen saraakiil ka socota Hay’adda EU CAP Somalia iyo  Xeer ilaaliyaal kasocda Xafiiska Xeer ilaalinta uu hogaaminayo ku xegeenka Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax.

Kulanka ayaa  looga hadlay dhawr qodob oo ay kamid yihiin

Siidii loo sii wadilahaa wada shaqayntii  Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee puntland iyo Hay’adda EU CAP Somalia

Iyo qaabkii Hay’addu uga caawin lahayd sayamta dhanka shuruucda Xafiika Xeer ilaalinta

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *