Job advertising.
[Garoowe,24th June-2019] Sawiro ku saabsan Aqoon iswaydaarsi loo sameeyey qorista Nadaam habraac oo ay yeelanayso Xeerilaalinta Puntland, una ugaar ah tacadiyada ku salaysan Jisiga.
[Garoowe, May-28-2019]. Sawiro ku Saabsan kulan dhaxmaray Saraakiil ka socday Hay’adda EU-CAP Somalia iyo Xafiiska Xeerilaalinta Guud ee Dawladda Puntland.
KULAN AY ISUGU YIMAADEEN SARAAKIIL KASOCOTA HAY’ADDA EU CAP SOMALIA IYO XEER-ILAALIYAAL KASOCDA XAFIISKA XEERKA ILAALINTA GUUD EE PUNTLAND.
( Garoowe Jan 24.2019), kulan ay… Continue reading
SHIRKA KA DHACAY XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD EE DAWLADDA PUNTLAND
{Garoowe 25-11-2018}Shirka oo ay isugu yimaadeen madax ka socota Hay’adda EU CAP Somalia iyo Xafiiska xeer ilaalinta guud ee Dawladda Puntland.
Shirka ayaa looga hadlay qodobo dhawr ah… Continue reading
SHIR KA DHACAY XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD EE DAWLADDA PUNTLAND.
{Garoowe-19-11th-218} Shirka oo ay isugu yimaadeen saraakiil ka socota Hay’adda EU CAP Somalia oo ay ho gaaminayaan Marko iyo Dariy, iyo Xafiiska Guud xeer ilaalinta Puntland oo… Continue reading
Tababarka qaybtiisii 3aad ku saabsan aqoon korarsi Xeer ilaaliyasha, Garsoorayash iyo Booliska
{Garoowe-13-10th-2018} Tababar ay soo wadeen Xafiiska Xeer ilaalinta Guud iyo Wasaarada Cadaalada qaybtiisii 3aad ayaa loo furmay Xeer ilaaliyasha ,garsoorayash iyo Booliska.… Continue reading