Calendar
November 2018
M T W T F S S
« Jul    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  

 

2017

  1. Xeer Lr.10. ee 15-12-2017 – Xeerka Ka-hortagga Daabulka iyo Ka-ganacsiga Dadka
  2. Xeer Lr.6 ee 19-8-2017 – Xeerka Ilaalinta Qaxootiga ee Puntland
  3. Xeer Lr.8. ee 15-12-2017 – Khidmadda Ujuurooyinka Nootaayalayda Puntland
  4. Xeer .4. ee 20-8-2017 ee Ansixinta Xeerka Xirfadlayaasha Caafimaadka ee Dawlada Puntland.
  5. Xeer Lr.1. ee 19-8-2017, Ansixinta Xeerka Dhismaha Hay’adda Xiriirka Jaaliyada Puntland
  6. Xeer Lr.3.ee 19-8-2017, Xeerka Ansixinta Maareynta iyo Maamulka Dhul-beereedka ee Dawlada Puntland
  7. Xeer Lr.6. ee 19-8-2017, Ansixinta Xeerka ilaalinta Qaxootiga Puntland
  8. Xaer.9. ee 15-12-2017, Ansixinta Dib u habaynta Xeerka Shatiyada Ganacsiga ee DawladaPuntland.
  9. Xeer.Lr.2. ee 19-08-2017 Xeerka Xisbiyada Siyaasada ee Dawladda Puntland.
  10. Xeer.lr. ee 19-08-2017 Ansixinta Xeerka ilaalinta iyo maareynta Deegaanka Puntland.

2016

  1. Xeer.lr.1. 25-8-2016,Xeer tayeedka iyo dhawrida tayada badeecadaha puntland.
  2. xeer.lr.2. 25-8-2016, xeerka khidmadaha iyo ujuurooyinka kaluumaysiga badaha puntland.
  3. xeer.lr.3. 25-8-2016,xeerka Ururada samafalka aan dawliga ahayn ee puntland.
  4. Xeer.Lr.4. ee 03-09-2016,Xeerka Kufsiga Dawladda Puntland.

2015

  1. Xeer.Lr.9.ee 05-01-2015,Ansixinta Xeerk guddiga Doorashooyinka Puntland.
  2. Xeer.Lr.8. ee 05-01-2015, Ansixinta Siyaasada Deegaanka Puntland.

2014

  1. Xeer Lr.5. ee 29-07-2014,xeerka Warbaahinta Dawlada Puntland.
  2. Xeer Lr.4. ee  24-07-2014,Xeerka Xamuulka Gaadiidka Dawlada Puntland.

2013

  1. Xeer Lr.4. ee 01-09-2013,xeerka Qareennada Puntland.
  2. Xeer Lr.10.ee 10-08-2013,Xeerka Nootaayanimada ee Puntland.
  3. Sharci Lr5 – 10-01-2013 – Axkaamta Qoyska Dawladda ee Puntland
  4. Xeer.Lr.4. ee 09-07-2013, Ansixinta Xeerka Maxkamadda dastuuriga ah ee Dawladda Puntland.
  5. Xeer.Lr.2,ee 09-01-2013 Xeerka Mamnuuucidda Isticmaalka iyo Adeegsiga Bacaha. 
  6. Xeer.Lr.3,ee 09-01-2013 Xeerka Xirfadlayaasha Caafimaadka iyo Goobaha Caafimaadka ee gaarka loo leeyahay.

2012

  1. Xeer Lr.13.ee 27-02-2012,Sharciga Khidmad Kordhinta Hay’adda Jidadka Puntland.
  2. Xeer Lr.16.ee.13-11-2012,Tariifada Laysamada Wadayaasha Gaadiidka DPL.
  3. Xeer Lr.18.ee.19-11-2012,Sharciga Wax Ka Bedelka Xeerka Burcad Badeeda Puntland.
  4. Xeer.Lr.15 ee 13-11-2012 Ansixin Dib-u-eegis Xeerka Ururrda/Xisbiyadda Siyaasadeed ee Puntland.
  5. Xeer.Lr.17,ee 19-11-2012 Xeerka Wareejinta Maxaabiista Laxukumay.
  6. Xeer.Lr.19,ee 19-11-2012, Xeerka Xabsiyada Dawladda Puntland.
  7. Xeer.Lr.20,ee 19-11-2012 Siyaasadda Barakacayaasha Puntland.
  8. Xeer.Lr.06,ee 14-08-2012, Xeerka Baarista iyo Ilaalinta Hilibka ee DPS.
  9. Xeer.Lr.07,ee 14-08-2012, Xeerka Siyaasadda Hilibka ee Dawladda Puntland.
  10. Xeer.Lr.04 ee 14-08-2012 Xeerka Mideynta Cashuuraha Dhoose ee Puntland.
  11. Xeer.Lr.2 ee 07-07-2012 Xeerka Ururada ama Xisbiyada Siyaasadeed ee Puntland.
  12. Xeer.Lr.03,ee 14-08-2012, Xeerka Golayaasha Deegaanka ( law NO.7).

2011

  1. Xeer lr 10.ee 06-12-2011,waxkabedelka xeerka argagixisada.
  2. Xeer lr.8 ee 06-12-2011,waxkabedelka xeerka kaluumaysiga Dawlada Puntland.
  3. Xeer lr.11.ee 06-12-2011 xeerka difaaca xuquuqa aadanaha Puntland.
  4. Xeer.lr,12.ee 13-12-2011, xeerka gudniinka gabdhaha.
  5. xeer.Lr.09. ee 30-11-2011, Xeerka Aftida Dastuurka Puntland.
  6. xeer.Lr.4. ee 05-08-2011, Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawldda Puntland
  7. Xeer.Lr 4. ee 05-08-2011 Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawlada puntland.

2010

  1. Xeer lr.4.ee 18-12-2010,sharciga tahriibta Puntland.

2009

  1. Xeer.Lr.1. ee 18-02-2009,Barmaamijka DGPL 2009-2012 Puntland.

2008

  1. Xeer lr.255.ee 18-11-2008, lifaaqa 2-aad ee Dastuurkii Dambe ee Puntland.

2007

  1. Xeer,Lr.7. ee 20-02-2007, Qaanuunka Doorashada Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka.
  2. Xeer.Lr.14.ee 17-12-2007 Shaqo Qeexida Gidoomeyeyaasha Gobolada iyo Kuwqa degmooyinka DPS.
  3. Xeer.Lr.5. ee 15-01-2007, Heshiis Badda iyo ILaalinta Xeebaha puntlanad ee Shirkada AL-xabaabi.
  4. Xeer.Lr.1. ee 15-01-2007- Ku talagalka Miisaaniyadda.2007
  5. Xeer.Lr.3. ee 15-01-2007, Akedheemiyada Puntland ee Hidaha iyo dhaqanka
  6. Xeer.Lr.8. ee 20-02-2007, Maalgashiga Korantada Boosaaso iyo Qardho.

2006

  1. Xeer.4. ee 24- December -2006, Xeer Hoosaadka Golaha Wakiilada Puntland.
  2. Xeer.Lr.1. ee 22-01-2006, Siyaasadda Waxbarashada Puntland.
  3. Xeer.Lr.2 ee 22-01-2006, Xeerka miisaaniydda 2006 Puntland.
  4. Xeer.Lr.3. ee 23–08-2006, Xeerka Caasimada Puntland.
  5. Xeer.Lr.3.ee 22-01-2006,ee Xeerka Kordhinta loo Khidmadda Hay’adda PSAWEN.
  6. Xeer.Lr.49. ee 18-04-2006 Hirgelinta Barmaamijka,Astayntamaal-Sixidda Puntland.

2005

  1. Xeer .Lr.3 ee 8-09-2005, Sharciga Aftida Dastuurka Dawlada Puntland.
  2. Xeer lr.6. ee 08-09-2005, ku-talagalka miisaniyada 2005.
  3. Xeer Lr.2. ee 08-09-2005, Xeerka Xanaanada Xoolaha Puntland.
  4. Xeer lr.5 ee 8-09-2005,hab-maamuuska Dawlada Puntland.
  5. Xeer lr.5. ee 8-09-2005, hab-maamuuska Dawlada Puntland.
  6. Xeer.Lr.4,ee 08-09-2005, Habaynta nidaamka Xukuumada iyo Hay’addah Laxairiira.

2003

  1. Xeer Lr. 6. ee 18-09-2003 – Sharciga Golayaasha Shacabka ee Deegaamada iyo Degmooyinka PL.
  2. Xeer.Lr.1. ee ee 01-2003,Xeerka Sharciga Kordhinta iyo Dibu Habaynta Cashuurta Xoolaha Nool iyo Hargaha

2001

  1. Xeer. Lr .2, ee 27-06-2001, waxkabedelida golaha Wakiilada wax kabedelay qodobo kamida ah Axdiga Dawlada Puntland.

2000

  1. Xeer Madaxweyne .Lr.1 ee 5-Janaayo-2000, Masuulnimada Wasaarada Cadaalada ee Garsoorka Puntland.
  2. Xeer Lr.1, ee  23-01-2000, Nabadgelyada Guud.
  3. Xeer Lr.6, ee 23-01-2000, Qaynuunka Caafimaadka Puntland.
  4. Xeer Lr.11, ee 16-08-2000, Tartamada iyo Heshiisyada Qandaraasyada Puntland.
  5. Xeer Lr.13, ee 27-09-2000 ,Qanuunka Madbacaada iyo Qoraalada.
  6. Xeer Lr.18, ee 14-12-2000, Horumarinta Jidadka iyo Gegooyinka Dayuuradaha.

1999

Xeer.Lr.3. ee 14-04-1999, Maalgelinta dibadda….BOgga…41.

Xeerarka Ku Meel-Gaarka ah.

2017

  1. Xaer.9. ee 15-12-2017, Ansixinta Dib u habaynta Xeerka Shatiyada Ganacsiga ee DawladaPuntland.

2009

  1. Xeer lr.1.ee 18-02-2009, Barnaamijka DGPL 2009-2012.

2008

  1. Xeer Lr.1. ee 17-01-2008, Ku talagalka Miisaaniyadda Sanadka 2008

2004

  1. Xeer Lr.2. ee 11-07-2004, Xilli-hawleedka Shaqo ee Golayaasha Puntland oo Laga dhigay 6 Bilood oo Ka Bilaabatay 07-07-2004 Kuna Eg 07-01-2005

2003

  1. Xeer Lr. 6 ee 18-09-2003, barmaamijka dawlada iyo Ansixinta Barlamaaanka ee jarid 10% ee lagu dheelitirayo isdhinka miisaniyada taasoo ku-meelgaar ah.
  2. Xeer Lr.5 ee 28-08-2003,  kordhinta 2% ku-meelgaarka ah ee ay leedahay W.Dawladaha Hoose iyo Horumarinta reer miyiga.